shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Aroos: Col. Abdirashiid Mohamed Mohamud Yeey iyo Farduus Saleybaan Cabdi Jama Gaydh oo ku aqal galay Magaalada Ceegaag.

(Ceegaag, July 24, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa markay taariikhdu ahayd 21-ka Luulyo, sanadka 2012 ku aqal galay magaalada Ceegaag ee dalka Soomaaliya Col. Abdirashiid Mohamed Mohamud Yeey iyo Farduus Saleybaan Cabdi Jamaac-Gaydh.

Waxaa hambalyo u diraya Arooska iyo Aroosada:

Prof. Ahmed Ali Abokor, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Dr. Cali Cawl Xuseen, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Faarax Reygal Maxamud, xaakiisa iyo caruurtiisa

Maxamud Maxamed Cali (Ayax) xaakiisa iyo caruurtiisa

Asad Maxamed Maxamud Yeey (Bagaase) xaakiisa iyo caruurtiisa

Faadumo Salaad

Mohamed Barkhadle Canshuur, xaaskiisa iyo caruurtiisa

Ibraahim Diiriye Saleebaan, xaakiisa iyo caruurtiisa

Xasan Cabdillaahi Cabdi (Hassan Yeey), xaakiisa iyo caruurtiisa

Jaamac Ismaaciil Reygal, xaakiisa iyo caruurtiisa

Xuseen Ismaciil Reygal, xaakiisa iyo caruurtiisa

Cawaale Jaamac Reygal, xaakiisa iyo caruurtiisa

Abdiriigle Xaaji Cali, xaakiisa iyo caruurtiisa

Sheekh Mohamud Cabdi Jama Gaydh

Abdifatah Aaden Isxaaq (Gateway)

Bashiir Xasan Muuse Cawl, xaakiisa iyo caruurtiisa

C/laahi Ismaaciil X. Ashkir (Hareeri), xaaskiisa iyo caruurtiisa

Jamaal Xaaji Cali Cilmi, xaakiisa iyo caruurtiisa

Faarax Cade Faarax, xaasaskiisa iyo caruurtiisa

C/casiis Cali Cawl, xaakiisa iyo caruurtiisa

Eng. Xuseen Fiin, xaakiisa iyo caruurtiisa

Liibaan Fiin, xaakiisa iyo caruurtiisa

C/laahi Gurxan Dhible, xaakiisa iyo caruurtiisa

Jaamac Ismaaciil Dhible, xaakiisa iyo caruurtiisa

Xaashi Cali Dhalinyaro, xaakiisa iyo caruurtiisa

Cabdi Mohamed X. Cabdi (Black), xaakiisa iyo caruurtiisa

Mohamed Ismaaciil Siidhi, xaakiisa iyo caruurtiisa

Axmed Abdi Cawad (koofiyad), xaakiisa iyo caruurtiisa

Ibraahim Yuusuf Ismaaciil, xaakiisa iyo caruurtiisa

Abdirahin Mohamed Ismaaciil Jiir

Jama Mu’min Ade (Wiilceegaag)

Dhamaan Dadkan ayaa waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Col. Abdirashiid Mohamed Mohamud Yeey iyo Farduus Suleybaan Cabdi Jama Gaydh. oo ku aqal galay magaalada Ceegaag. Waxay Ilaahay uga baryeyaan Col. Yeey iyo Farduus inay noqdaan kuwii isku waara ee ubad kheyr qaba kala hela.

Sidoo kale bahda Ceegaag.com ayaa hambalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinaya Col. Abdirashiid Mohamed Mohamud Yeey iyo Farduus Suleybaan Cabdi Jamaac-Gaydh oo ku aqal galay magaalada Ceegaag, Waxaanan ugu ducaynaynaa ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU  LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

ceegaag@hotmail.com

 

 

webmaster@ceegaag.com