shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Inaalilaahi wa'inaa ilayhi raajicuun. Marxuum  Adan Maxamed Mire Waqaf  oo geeryooday loonaqaaday Hargaysa si loogu aaso

(Hargaysa, Jan 13, 2012 Ceegaag Online) 

Anagoo ah qoyska Reer Xaaji Cali Cilmi waxaanu tacsi u diraynaa qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii iyo eheladii geerida xaqa ah ee ku timid ALLE ha u naxariistee Adan Maxamed Mire Waqaf oo shalay lagu aasay magaalada Hargaysa. Waxaanu marxuumka ILAAHAY uga baryaynaa inuu Janatul-Firdawsa ka waraabiyo, qoyskiisa iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Amiin

 

webmaster@ceegaag.com