shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Mustafe Mohamud Cali (Mustafe Akhyaar) oo soo bandhigay xirfadihiisa ku saabsan hanashada kursiga Madaxweynenimo ee Soomaalida.

(Soomaaliya, April 10, 2012 Ceegaag Online)  

Assalaaamu Calaykum.


Warbaahintu waa meesha lagu dhiiri galiyo bulshada, waa meesha kooda wax tarka ah soo saarta, waa miisaanka iyo indhaha lagu arko qofka xun iyo kan wanaaga wada, sidaa darteed waxaan idinka codsanayaa inaan wada shaqayno, halkan hoose waxaan ku lifaaqayaa, muuqaal iyo sawirro la socda kalamadda aan jeedinayo oo ku tusinaysa sida aan dareemayo ee uu dalku ku socdo, iyada oo loo baahan yahay in toosh lagu ifiyo bulshada meelaha looga soo dhacay.

Barbarkey ka baxdaa waa bakayla galeen.




Mustafa akhyaar

My Signature is:
Mustafa Akhyaar
Subxanakallaahuma wabixamdika ashhadu an laa ilaah ilaa anta astaqfiruka wa atuubu ilayka.

webmaster@ceegaag.com