shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Hambalyo Meher: Ahmed Mohamed Said (Siyaad) iyo Intisaar Ismaaciil Ciise oo meherkoodu ka dhacay  Magaalada Hargeysa.

(Hargeysa, April 29, 2012 Ceegaag Online)

Waxaa shalay oo ay bisha April ahayd 28, sanadka 2012 Meher koodu ka dhacay Huteel Maansoor ee  magaalada Hargeysa Ahmed Mohamed Said (Siyaad) iyo Intisaar Ismaaciil Ciise.

Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha iyo hooyooyinka, Asxaabta  arooska iyo aroosada, Waxay Tahniyad Hawada u marinayaan Ahmed Mohamed Said (Siyaad) iyo Intisaar Ismaaciil Ciise oo meherkoodu shalay ka dhacay magaalada Hargeysa WAXAANU QOYSKAA CUSUB ILAAHAY UGA RAJAYNANYNAA INAY NOQDAAN KUWII ISKU REEYA ISKUNA RAAGA UBAD KHAYR QABANA KALA HELO …………AAMIIN……AAMIIN ……AAMIIN

Sidoo kale Tafatiraha Shabakada Ceegaag.com Liibaan Fiin ayaa hambalyo aan lasoo koobikarin hawada umarinaya Meherka Saaxiibkay Ahmed Mohamed Said (Siyaad) iyo Marwadiisa Intisaar Ismaaciil Ciise. waxaana leeyahay aqalkiina ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. anigoo ugu duceynaya ducadii Rasuulka SCW. ee ahayd BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR. Aaamiin

 

 

webmaster@ceegaag.com