shebekada wararka ee ceegaag waxay idiinku baaqaysaa wararkii ugu danbeeyey ee dalka iyo debedaba 

Beesha Hayaag oo kalsoonidii kala noqotay Isim C/laahi Axmed Cali Dabagooye.

   

(Ceegaag, April 27, 2012 Ceegaag Online)

KU: Dawlada Federaalka KMG ee Soomaaliya

KU: Golaha Sare ee Dhaqanka Maamulka Khaatumo

KU: Isimada Beesha Daarood

KU: Golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo

KU: Golaha Fulinta Maamulka Khaatumo

Shirar wada tashi ah oo ay isugu yimaadeen odayaasaha, waxgaradka, aqoonyahanka, haweenka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ee  Beesha Xuseen Siciid (Hayaag) oo ka kala dhacay wadanka gudihiisa iyo dibadiisa, waxaa la go,aansaday qodobadan soo socda sida:

·    In beesha Xuseen Siciid (Hayaag) ay ka mid tahay bud dhigayaashii maamulka Khaatumo State of Somalia, si buuxdana u taageersan yihiin maamulka Khaatumo.

·     In beeshu ay soo dhawaynayso talaabo kasta oo laga qaado cidii ka hor timaada geedi socodka maamulka Khaatumo State of Somalia iyo danaha beesha Dhulbahante.  Hadii ay tahay beel, shakhsi, madax dhaqameed, iwm.

·    Hadaba markii Boqor Cabdilaahi Axmed Cali. (Dabagooye) uu jebiyay kuna xad gudbay xeerarkii aasaasiga ahaa ee golaha sare ee dhaqanka ee ay ku midowbeen beelaha SSC uuna ku gacansaydhay dhamaan talooyinkii beesha uu isimka u yahay.

·    Iyadoo beeshu taa ka duulaysa, waxay go,aan ku gaadhay in laga bilaabo maanta oo Jimce ah, bisha April tahay 27th, 2012 ay si buuxda kalsoonidii isimnimo ugala noqotay Cabdilaahi Axmed Cali.(Dabagooye).  Wixii taariikhda kor ku xusan ka dambeeya uu yahay shaqsi caadi ah oo beesha ka mid ah. 

Sidaa darteed beeshu waxay guda gashay abaabul ay ku soo xulayso shaqsigii buuxin lahaa kaalinta isimnimo ee uu baneeyey Cabdilaahi Axmed Cali.

Waxaa baaqan soo saaray magacyadan hoos ku qoran oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibadiisa:

General Maxamed Cali Abokor

USA

Axmed Cali Abokor

USA

Cali Cawl Xuseen

USA

C/Rashiid Macalin Faarax

USA

Yaasiin Galaydh (Koofil)

Uganda

Yuusuf Galaydh

Canada

Maxamed Ibraahim Samatar

U.A.E

Caaqil Cabdi Jaamac Gaydh

Somalia

Caaqil Cabdilaahi Cawil Faarax Dabataag

Somalia

Caaqil Cabdi Ciise Guduri

Somalia

Caaqil Cawil Cali Abokor

Somalia

Caaqil Aadan Warsame Dheere

Somalia

Caaqil Maxamed Cadde Faarax

Somalia

Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Riigle)

Somalia

Cabdi Kariin Xasan Muuse Cawl

Somalia

Cali Weerar Maxamuud

Somalia

Xiis Ibraahim Reygal

Somalia

Cabdi Gurey Ismaaciil Gamaadiid

Somalia

Sanyare Maxamuud Biixi

Somalia

Fiin Faarax Garwiye

Somalia

Xaashi Cali Dhalinyaro

Somalia

Maxamed Xaaji Cabdi Madoobe

Somalia

Cawaale Jaamac Reygal

Somalia

Maxamed Xaaji Ducaale

Somalia

C/Laahi Gurxan

Somalia

Ibraahim Yuusuf

Somalia

Xasan Cali Jaamac

Somalia

C/Casiis Cali Cawl

USA

Maxamuud Maxamed Aadan (Lafoole Yare)

USA

Jamaal Xaaji Cali Cilmi

Canada

Ibraahim Diiriye Saleebaan

USA

Hussein Fiin Xaaji Cali

USA

Bashiir Xasan Muuse Cawl

Norway

Sulub Ismaaciil Abokor

USA

C/Risaaq Cali Caateeye

USA

Maxamuud Axmed Cali Abokor

USA

Guuleed Axmed Cali Abokor

USA

Xuseen Axmed Cali Abokor

USA

Cusmaan Axmed Nuur (Xidig)

Kenya

C/Ladiif Ismaaciil Abokor

Kenya

C/Laahi Hareeri

Norway

Canbe Food Ashkir

Kenya

C/Kariin Maxamed Xaaji Nuur

Kenya

Jaamac Gaas Guutaale

Kenya

Ismaaciil Gaas Guutaale

Kenya

C/Risaaq Axmed Nuur

Kenya

Axmed Ismaaciil Gaas Guutaale

U.K.

Asad Ismaaciil Jiir

Mozambique

Bashiir Maxamed Cawad

Mozambique

Ismaaciil Cali Caabi (Dhegaweyne)

Kenya

Xuseen Cabdi Muuse Cawl

Mozambique

Maxamuud C/Kariim Xasan

Mozambique

Cabdi Cali Qoolas

Kenya

Farxaan Cumar Salwe

Mozambique

Googooye Cali Jaamac Gaydh

Mozambique

Ibraahim Cabdi Aw Xassan

Kenya

Dirir Axmed Muuse

Sweden

C/Raxiim Diiriye Saleebaan

USA

C/Laahi Saleebaan Xuseen

USA

Faadumo Salaad Ciise

USA

Caasha Cali Dhalinyaro

USA

Liibaan Fiin Xaaji Cali

USA

Mustafa Cali Cawl

USA

Maxamed Cali Cawl

USA

Cawl Cali Cawl

USA

C/Raxmaan Maxamed Aadan

USA

Hodan Cali Cawl

Canada

Sahra Cali Cawl

Canada

Yaasmiin Cali Cawl

USA

Umalkhayr Cali Cawl

USA

Mukhtaar Axmed Cali Abokor

USA

Bood Axmed Cali Abokor

USA

Canab Axmed Cali Abokor

USA

Maxamuud Cali Ayax

Canada

Farxiya Axmed Cali Abokor

USA

Asad Maxamed Maxamuud

USA

Caynaanshe C/Raxmaan Abkey

USA

Jaamac Xayd Samatar

USA

Farxiya Faarax Garwiye

USA

C/Raxmaan Xayd Samatar

USA

C/Raxmaan Cumar Cali

USA

Maxamed Maxamuud Cali Ayax

USA

Koos Axmed Abdulle (Ina Sanwaa)

USA

Khadra Cali Abokor

USA

Faadumo Siciid

USA

Sheekh Yuusuf Aw Xasan

USA

Ibraahim Sheekh Yuusuf

USA

Cusmaan Cabdi Samatar (Dudumo)

USA

Cabdi Faarax Cali Cadmeed

Canada

Faarax Cali Dhalinyaro

USA

Cabdi Cali Dhalinyaro

USA

Aadan Cali Dhalinyaro

USA

C/Rashiid Caano Jecel

USA

Deeq Saleebaan Maxamuud

USA

Shire Xasan Reygal

USA

Faarax Reygal Maxamuud Yeey

U.K.

Xuseen Ismaaciil Reygal

U.K.

Khaliif Cabdilaahi Isxaaq

USA

Khadar Aadan Isxaaq

USA

Caasha Shire Maxamed

Holland

Sahra Cabdi Kilin

USA

Xaliima Xayraan

USA

Cawil Ducaale Ciise Carabay

Somalia

Axmed Koofiyad

Somalia

Aadan Barkhadle Cashuur

Somalia

Maxamed Cabdi Kilin

USA

Xuseen Jigraale

USA

C/Rashiid Xuseen Jigraale

USA

Farxaan Xuseen Jigraale

USA

Aadan Cali Caateeye

Saudi Arabia

Maxamed Aadan Waambe

USA

Maxamed Axmed Cumar

Somalia

C/Casiis Maxamed Cali Abokor

USA

Xasan Aadan Xuseen Cumar USA
C/rashiid Cumar CAli Cilmi USA
Maxamuud C/rashiid Cumar CAli USA

Cabdalle Jamali Xaaji Cali

Somalia

C/Xakiin Cali Abokor

Somalia

Muuse Cali Abokor

U.A.E

Mohamed Faarax Cali Cadmeed (Ciro)

Kenya
Abdirahim Mohamed Ismaaciil Kenya

Wabilaahi Towfiiq 

 

webmaster@ceegaag.com